Riyada salaada iyo alwaaxda lagu tukanayo

Riyada:

Riyadan walashay ayaa ila wadaagtay:
” waxay leedahay waxan kuriyooday aniga iyo saxibaday rabno inaan tukano sijaayad ma aysan ahayn waxa lagu tukanayo ee waxan dhulka ku taxaynaa alwaax yar yar iyadoo alwaaxdii uu wax ii dhiman yihin adiga ayaa soo galay meeshi lagu tukanayay ayay idhahday walashay!
Kadib aniga oo alwaax raadsanin ayaan iska tukaday walashay iyo saxibteedana markay arkeen inaan iska galay salaadii aniga oo wax alwaax ah sijaayad ka dhiganin iyaguna way iska tukadeen oo intii ka harsaneed alwaaxda ma aysan dhameenin way iska xirten saladii.

Riyada salaada iyo alwaaxda lagu tukanayo
Riyada salaada iyo alwaaxda lagu tukanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad raadinaysay inaad helayso.

Danahaaga ayaad gaaraysaa adooon dhib marin.

Wixii lagaa rabayna waad gudnaysaa oo waajib kugu ahaa.

 

Riyada salaada halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will find things you have been looking for.

You will achieve your interests without causing trouble.

You will complete what is required of you and you are obligated to do so.

 

Leave a Reply