Riyada qoyska aabo iyo hooyo ka socdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteynaya
Riyada:
Asc sh. Waxan kuriyoday riyo xalada hada aanku suganahayna waxay tahay abahay aya xanuunsan oo isbitaalka yaala intaa kadib riyadaydu waxay tahay habeen ayaan ku riyooday qoyska dhan kuwa aabo iyo hoyo kasocdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteenaya waana wada faraxsan nahay kadib aniga ayaa weelkii lagu cunteeyay nadiifinaya jikada hooyo ayaa soo galaysa markaas baan leeyahay anigoo qoslaya!
“Hooyo aabe wuxuu idhahay haday timaha kaa go.ayaan caanaha cab.
Marka sh. Waxan rabaa xaalada uu abahay ku sugan yahay iyo riyadaas inaad isku eegto iina fasirto I.a

Fasirka:
Riyada waxay badan tahay inaad ku farxi doontaan caafimaadkiisa, Ilaahay ha siiyo caafimaad dhammaystiran
Waxaa dhici karto si gaar ah inuu kuugu sheego arrimo muhiim ah oo noloshaada khuseeya.
Ilaahay khayr haka dhigo.
In the dream, you will probably be happy about his health, may God grant him complete health
He may tell you privately about important matters concerning your life.
May God bless him.
