Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo

Riyada:

Riyada waa Adnigo masjid jooga salad faral ah safka kowaad kutukanayo kadib salaada aan kitaab quraan akhrinayo si aan uxifdiyo cashir igu adag macallinki yaraanti uu kaadhagaysan Rabo xifdis misaajidka aad wada joogtaan walalkay oo iga yar ayaa macallinka kudhahaya Macallin soo dhaqso misaajid ka ijtimaaca ayaa cashir kuleenahay macallinkana gurigiisa inuu kasoolaabto ayuu rabay.

Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo
Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso dadaalka aad la imaan doonto xagga ku dhaqanka diinta iyo ku dadaalka  shaqada.

Waxay noqonaysaa noloshaada mid aad ku faraxdo oo leh firfircooni iyo dadaal weyn.

Sidoo kale bulshada aad ayaad ugu xirmaysaa oo wax badan ayaad la wadaagaysaa oo khayr ah.

 

Salaada marka lagu riyoodo halkan ka daawo

 

It is a dream that indicates the effort you will make in practicing religion and working hard.

Your life will be happy and full of energy and great effort.

You will also be very connected to society and share a lot of good things with it.

Leave a Reply