Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa

Su’aasha:

Walalo waxan ahay gabar garoob ah ninka isoo furay wuxuu ahaa qof xun wuxuu igu qasbi jray wayaalo xun inaan sameeyo siiba xaga sariirta wuxuu ahaa nin fiirsada filmada galmada  dhowr jeer ayaan ku qabtay asoo filin xun firsanaya sidoo kale cay iyo aflagaado ayuu iigu daraa, marka hadda wuxuu rabaa inuu isoo laabto mar labaad anigana waan diidanahay  maxaan sameeyaa ila taliya.

Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa
Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa

Jawaabta:

Ninka xun waa in laga fogaadaa, qofka marka hore wuu qaldami karaa laakin marka labaad waa nacasnimo, ninkan maadama uu sidaas yahay waxaa kuu fiican inaadan u laabanin haddii aad shuruuradaha waafaqsan diinta uu raacayo mooyee oo uu ballaan kaa qaadayo inuusan u noqonaynin falalka aad sheegtay.

Haddii aysan caruur idinka dhaxaynin waxaaba kuu fiican inaadan isku mashquulinin waayo wax aad ugu laabato aanba jirin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More