Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya

Su’aasha:

Filimada xuma Aya kulabtay anigo siigada iyo filimada ba joojiyay bishi October ee sanadki tagay shalay iyo maanta Ayan aad udawaday dumarka siigaysana marka mana siigeysan alx wanse kacabsi qaba Hadi dawashada siwado inan siigeysto
Maxa igula talin laheyd.

Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya
Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya

Jawaabta:

Daawashada filimada xunxun waa dambi aad u foolxun oo kuu keenaya sino iyo fisqi iyo fujuur, Alle u towbad keen oo ku dadaal salaadda iyo quraan akhriska, sida aad uga fogaan karto Daruur ayaad ka akhrisan kartaa.

Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya

Watching bad movies is a very heinous sin that leads to adultery, debauchery, and disgrace. Repent to Allah and strive to pray and read the Quran. You can read about how to avoid it in Daruur.

 

Leave a Reply