Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

Women who like to talk with men outside the home

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

Naagaha sheekoyinka jecel labo nooc ayay noqdaan.

nooca koowaad: waa dumarka sheekada jecel laakin oo ah kuwa caqli badan oo diin leh, mana la sheekystaan nin xaaraan ka ah marka la guursado kana fogaadaan raga ajnabiga ka ah inay la sheekaystaan.

nooca labaad: waa gabdhaha sheekada jecel xitaa haddii la guursado raga ayay ka helaan inay la sheekaystaan.

waagii hore sheekada way adkayd naagta waxay u baahneyd inay soo baxdo oo ay meel tagto oo niman ay joogaan.

Naagaha sheekoyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin
Naagaha sheekoyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

laakin hadda naagta baraha bulshada ayay kala sheekaysanaysaa ninka ay rabto iyadoo gurigeeda joogto, dumarka sheekada jecel hadda aad bay ugu sahlan tahay, sheekada shukaansi ayay isu baddalaysaa marka muddo ay ninka la sheekaysato, waxaa laga yaabaa ninka iyo iyada inay is jeclaadaan oo ninkeeda uu ka badiyo hadalka iyo soo jiidashada meeesha waxaa ka dhalanaya jacayl cusub guriga ayaa sidaas ku dumaya.

waxaa laga yaabaa gogoldhaaf inay ku dhacdo oo nin kale ay la tumato iyadoo la qabo oo xaas ah, marka sheekada badan dhibkaas ay leedahay.

haweeneyda waxaa laga rabaa marka la guursado inay ahaato naag af gaaban marka ay bannaanka soo baxdo.

waxaa aad u xun dumarka marka nimankooda ay la joogaan gafuurka tuba marka ay arkaan nin kale hadal macaan badan lasoo baxo hadal jacayl iyo naxariis wato ninka kale waxay ku leedahay aboowe macaan walaal macaan ninka markaas hunguri ayaa soo galaya naagta ayuuba damcayaa wuxuu is leeyahay xabaddan waad qaban kartaa.

naagaha la qabo iyo gabdhaha bikrada ah aad bay ugu kala duwan yihiin dhiirranaanta xagga shukaansiga.

naagta la qabo nin ayay soo aragtay kama baqdo inay ninka kala hadasho sheekada gogosha iyo raaxada sariirta ama jirkeeda iyo qaabka ay galmada u sameyso qaar baa wali ka hadlo cowradooda qaabka ay tahay, ninka markaas ayuu kusoo dhiirradaa inuu xumaan ku sameeyo, raga waa sida dhurwaaga oo kale.

hadalka galmada raga waso jiitaa waxaa laga yaabaa inay naagta sidaas ku gacangasho, waxaasoo dhan waxaa u keenay sheekada badan ama sheekada ninka iyada ajnabi ka ah.

haddii naag kaste ay ninkeeda ku koobi lahayd sheekadeeda gogoldhaafka lama arki lahayn sidoo kale furiinkana ma badnaan lahayn.

nagaha sheekooyinka jecel haka digtoonaadaan dhibka u imaan kara guurkooda, naag marka la qabo guurdoon maba noqon karto sidaas waad inaad ogaataa, guurdoon waxaa noqon kara qof madax bannaan

Naagaha sheekada jecel iyo dareenka sariirta
Naagaha sheekada jecel iyo dareenka sariirta

Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh

فأول مراتبه العشق : الهوى: وهو: ميل النفس، وقد يراد به نفس المحبوب.
ثم العلاقة: وهي: الحب اللازم للقلب.
ثم الكلف: وهو: شدة الحب، وأصله من الكلفة، وهي: المشقة. وقيل: هو مأخوذ من الأثر، وهو شيء يعلو الوجه كالسمسم. والكلف أيضا: لون بين السواد والحمرة، وهي حمرة كدرة.
ثم العشق: وهو: اسم لما فضل عن المقدار الذي اسمه الحب، قال في “الصحاح”: هو فرط الحب. وهو أمر هذه الأسماء، وقلما نطقت به العرب، وكأنهم ستروا اسمه وكنوا عنه بهذه الأسماء، ولا تكاد تجده في شعرهم القديم وإنما ولع به المتأخرون. ولم يقع هذا اللفظ في الكتاب العزيز والسنة المطهرة، إلا في حديث سويد بن سعيد.
ثم الشغف: قال العزيزي في “غريب القرآن”: (شغفها حبا) [يوسف:30] أصاب حبه شغاف قلبها، وهو الغلاف، أو حبة القلب، وهي علقة سوداء في صميمه، و (شغفها حباً) ارتفع حبه إلى أعلى موضع في قلبها، مشتق من شغاف الجبال، أي: رؤوسها، وقولهم: فلان مشغوف بفلانة، أي ذهب به الحب أقصى المذاهب.
والشغف: بالمهملة: إحراق الحب للقلب، وقد قرئ بهما جميعاً.
ومثله في الإحراق اللوعة واللاعج، فهذا هو الهوى المحرق.
ثم الجوى: وهو: الهوى الباطن، قال الجوهري: الجوى: الحرقة وشدة الوجد من عشق أو حزن.
ثم التتيم: وهو: أن يستبعده الحب، منه سمي تيم الله، أي: عبد الله.
ثم التبل: وهو: أن يسقمه الهوى، وفي “الصحاح”: تبلهم الدهر وأتبلهم: إذا أفناهم.
ثم التدله: وهو: ذهاب العقل من الهوى، ويقال: دلهه الحب، أي حيره.
ثم الهيام: وهو: أن يذهب على وجهه لغلبة الهوى عليه.
ثم الصبابة: وهي: رقة الشوق وحرارته.
والمقة: المحبة.
والوامق: المحب.
والوجد: الحب الذي يتبعه الحزن.
والدنف: لا تكاد تستعمله العرب في الحب، وإنما ولع به المتأخرون، وإنما استعملته العرب في المرض.
والشجو: حب يتبعه هم وحزن.
والشوق: سفر القلب إلى المحبوب. قال الجوهري: الشوق والاشتياق نزاع النفس إلى الشيء. وقد جاء في السنة: “وأسألك لذة النظر إلى وجهك الكريم، والشوق إلى لقاءك”. واختلف فيه: هل يزول بالوصال أو يزيد؟.

 

Women who love stories are of two kinds.

The first type: they are women who love the story but who are intelligent and religious, and do not talk to a man who is forbidden when married and avoids foreign men to talk to.

the second type: are the girls who love the story even if they are married they get men to talk to them.

in the past the story was difficult the woman needed to come out and go somewhere with men.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More