Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa

Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa

Naagaha sida la og yahay waa ka daciifsan yihiin raga, inta badan been ayaa loo sheegi karaa, waana la siri karaa, taasna ma aha wax lagu liidayo, sidaas ayaa Alle u abuuray.

Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa
Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa

hilibka qofka markuu arko wuu damcaa wuxuu rabaa inuu horay ka cuno.

waxay u baahan yihiin qof difaaco wuxuu yiri Sayidnaa Cumar bin Alkhadaab:

 

(مَا بَالُ رِجَالٍ لَا يَزَالُ أَحَدُهُمْ كَاسِرًا وِسَادَتَهُ عِنْدَ الْمَرْأَةِ مُغَيَّبَةٍ فِي سَبِيلِ اللَّهِ، يَتَحَدَّثُ إِلَيْهَا، وَتَتَحَدَّثُ إِلَيْهِ، عَلَيْكُمْ بَالْجَنَبَةِ، فَإِنَّهَا عَفَافٌ، قَالَ: ثُمَّ جَعَلَ يُشِيرُ بِيَدِهِ إِلَى النَّاسِ، حَتَّى إِنِّي لَأَنْظُرُ إِلَى شَعَرَاتٍ فِي إِبْطِهِ، وَهُوَ يَقُولُ: إِنَّمَا النِّسَاءُ لَحْمٌ عَلَى وَضَمٍ إِلَّا مَا ذُبَّ عَنْهُ).

 

(Rag muxuu yahay xaalkooda oo wali barkintiisa dhigtay naag ninkeeda ka maqan yahay oo jihaad dar Alle u daay oo uu la sheekaysanayo iyaduna ay la sheekaysanayso, laasima fogaanshaha waa dhowrsanaan, wuxuu yiri:  kaddib wuxuu bilaabay inuu gacantiisa ku tilmaamo dadka, waaba anoo eegaya timaha kilkilihiisa asoo oranaya: dumarka waa hilib meel saaran kuwa la difaaco mooyee).

hadalkan waxaa laga qaadanayaa inay xun tahay dumarka la qabo oo ragoodu maqan yahay in lala sheekaysto waayo sheekadaas waxay soo jiidaysaa inay naagta xumaan ku dhacdo, dumarka xumaanta waxa ku rida waa shukaansiga iyo hadalka raga.

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More