Muluukhiyada faa’idada caafimaad ay leedahay

Benefits of mallow for body health

Dhakhaatiirta cuntada takhasuska u leh waxay sheegeen inay leedahay muluukhiyada faa’idooyin caafimaad aad u badan waxaa ka mid ah:

1- caafimaadka wadnaha
2- nidaaminta cadaadiska dhiigga
3- nidaaminta shaqada dheefshiidka
4- kahortagidda dhiigyarida
5- joojinta hordala’aanta
6- xoojinta isdifaaca jirka

Muluukhiyada faa'idada caafimaad ay leedahay
Muluukhiyada faa’idada caafimaad ay leedahay

waxyaalo kale oo badan ayay leedahay oo halkaan aan lagu soo koobi karin.

inta lasoo sheegay waa inta ugu caansan.

 

Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda Waa Maxay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More