Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

Amin arts aad buu u rifayaa raggan oo lagu tuhunsan yahay dalka inay iibsadeen.

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo
Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

mar kaste amin arts wuu soo sawiraa iyagoo maanta dabadhilif u ah shisheeye.

tolow amin arts maku saxsan yahay sawirada uu ka sameynayo dadkan?

teeda kale dad badan ayaa ku haysta amin arts sida uu u taageersan yahay Farmaajo iyo Khayre.

Ma la dhihi karaa amin arts lacag baa la siiyaa siduu u taageero dadkaas ee kama aha wadanimnimo siduu muujinayo?.

teeda kale dad kale ayaa jira oo leh amin arts aad buu uga dambeeyaa nidaamkii hore ee Maxamed Siyaad Barre. waxaa la og yahay amin arts inuu siyaad barre u ahaa farshaxanle gaar ah oo u sawira sawirada khaaska ah ee khuseeya madaxtooyada.

si kaste ha haatee adiga waxaa lagaa rabaa inaad fikirkaaga aad halkaan ku qorto.

Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali

What is between Amin Arts and these people?

What is the relationship between Amin Arts and these people?

Amin Arts is very angry with these men who are suspected of having bought the country.
Amin Arts always draws them as foreign agents today.
I wonder if Amin Arts is right in the pictures he makes of these people?

On the other hand, many people think that Amin Arts supports Farmaajo and Khayre.

Can it be said that Amin Arts is paid to support these people and not out of patriotism as he shows?

On the other hand, there are other people who say that Amin Arts is very behind the old regime of Mohamed Siyaad Barre. It is known that Amin Arts was a special artist for Siyaad Barre who drew special pictures for the presidency.

Anyway, you are expected to write your opinion here.

Leave a Reply