Site icon Daruur درور

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Su’aasha:

Wan idin salamay SCW waxan ahay nin 32 jir ah waxan isku arkay marka an xaaskayga u galmoonaya inuu guska iga damayo asoo gudaha cambarka ku jira  waagii hore sidaas ma ahayn ilaa aan ka biyabaxo wuu ii taagnaan jiray, marka arinkaas maxaa la dhihi karaa.

  teeda kale hadan kaniniga Viagra aan cuno dhib ma ii keenaya?  mala heli karaa wax dabici ah oo guska adkeyn kara? fadlan jawaab degdeg i siiya.

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa
Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Jawaabta:

Marka hore xubinta taranka ama geedka inuu ninka ka damo asoo galmo ku jira sababo badan ayaa keenaya.

qaar waxay u noqonayaan sababo nafsi ah, ninka oo galmada bilaabay asoon diyaar u ahayn ama asoo wax kale ku mashquulsan ama arrin ka murgaya, ama ninka oo u galmoonaya naag uu neceb yahay oo dadnta ku kaliftay inuu qabo, waxaa kaloo keeni kara ninka oo naagta muddo badan qabay oo la qabsaday naagtaas qaabkeeda hadduu naag kale guursado kacsi daran ayuu dareemayaa, ama haddii uu baddalo naagtiisa qaabka uu gu tagi jiray ama meesha uu ugu tagi jiray sheekada haddii hal meel ay tahay ama hal qaab xoogaa waa laga caajisaa, galmada jiifka iyo galmada fadhiga galmada istaaga galmada qolka ama badka iyo jikada dhamaan waxay wada leeyihiin qaabab oo ninka iyo naagta  u keeni kara raaxo cusub.

teeda kale kaniiniga caanka ku ah awoodda kacsiga oo loo yaqaano Viagra waxaa looga digaa raga ka yar 40 sano,

Guud ahaan dhibaatooyin badan ayuu u keenayaa wadnaha, sidoo kale madax xanuun ayuu leeyahay xataa qofka mudo adeegsada wuxuu waynayaa kacsiga xubinta taranka dabiiciga ah, ma ka kacsanayo asoon kaniiniga qaadanin, markuu galmada dhameeyo wuxuu noqonayaa qof tacbaan ah sidoo kale dhaqdhaqaaqa wadnaha ayaa sii kordhaya, raga qaar indhaha ayay ku beeleen kaniiniga fiyaagaraha, dumarka waxay ku ciqaabaan raga inay Viagra siiyaan marka ma fiicna daawada noocaas ah.

waxa ugu fiican oo dabiiciga ah waa cuntada nafaqada leh sida kalluunka iyo qudaarta furuudka dhamaan cuntada badda lagasoo saaro, sidoo kale sportska jira sida dabaasha oo kale.

geedka loo yaqaano ginseng waxaa lagu tiriyaa inuu yahay fiyaagraha dabiiciga ah oo aad u xoojiya xubinta taranka raga siiba marka malab saafi lagu daro oo subax kaste la qaato, haween badan ayaa la sheegay inay ragooda usoo iibiyaan wadama laga helo.

 

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

لذة العاقل ولذة الجاهل.
887 لقد غفل طلاب الدنيا عن اللذة فيها، وما اللذة فيها، [إلا] شرف العلم، وزهرة العفة، وأنفة الحمية، وعز القناعة، وحلاوة الإفضال على الخلق.
888- فأما الالتذاذ بالمطعم والمنكح، فشغل جاهل باللذة؛ لأن ذاك لا يراد لنسفه، بل لإقامة العوض في البدن والولد.
وأي لذة في النكاح، وهي قبل المباشرة لا تحصل، وفي حال المباشرة قلق لا يثبت، وعند انقضائها كأن لم تكن، ثم تثمر الضعف في البدن؟!
وأي لذةٍ في جمع المال فضلًا عن الحاجة؛ فإنه مستعبد للخازن، يبيت حذرًا عليه، ويدعوه قليله إلى كثيره!
وأي لذة في المطعم، وعند الجوع يستوي خشنه وحسنه، فإذا ازاداد الأكل، خاطر بنفسه؟!
889- قال علي بن أبي طالب رضي الله عنه: بنيت الفتنة على ثلاث: النساء، وهن فخ إبليس المنصوب، والشراب، وهو سيفه المرهف، والدينار والدرهم، وهما سهماه المسمومان. فمن مال إلى النساء، لم يصف له عيش، ومن أحب الشراب، لم يمتع بعقله، ومن أحب الدينار والدرهم، كان عبدًا لهما ما عاش
كل المعاصي قبيحة، وبعضها أقبح من بعض: فإن الزنا من أقبح الذنوب، فإنه يفسد الفرش، ويغير الأنساب. وهو بالجارة أقبح: فقد روي في الصحيحين1 من حديث ابن مسعود، قال: قلت: يا رسول الله! أي ذنب أعظم؟ قال: “أن تجعل لله ندًّا وهو خلقك”. قلت: ثم أي؟ قال: “أن تقتل ولدك من أجل أن يطعم معك”. قلت: ثم أي؟ قال: “أن تزاني حليلة جارك”. وقد روى البخاري في تاريخه من حديث المقداد بن الأسود عن النبي صلى الله عليه وسلم: أنه قال: “لأن يزني الرجل بعشر نسوة أيسر من أن يزني بامرأة جاره؛ ولأن يسرق من عشرة أبيات أيسر عليه من أن يسرق من بيت جاره” 2. وإنما كان هذا؛ لأنه يضم إلى معصية الله عز وجل انتهاك حق الجار.
934- ومن أقبح الذنوب أن يزني الشيخ، ففي الحديث: “إن الله يبغض الشيخ الزاني” 3؛ لأن شهوة الطبع قد ماتت، وليس فيها قوة تغلب، فهو يحركها ويبالغ، فكانت معصيته عنادًا.
935- ومن المعاصي التي تشبه المعاندة لبس الرجل الحرير والذهب، خصوصًا خاتم الذهب، الذي يتحلى به الشيخ، وإنه من أبرد الأفعال، وأقبح الخطايا

Exit mobile version