Jaamacadda ugu fiican sidee lagu helaa

Aqoonta waa indhaha bulshada | How can you get the best University

Jaamacadda ugu fiican sidee lagu helaa

Arday barata caafimaadka oo isugu jira wiilal iyo gabdho marka la helo ayaa la heli karaa jaamacadda ugu fiican oo caafimaadka laga barto.

Arday Soomaaliyeed oo caafimaadka bartay
Arday Soomaaliyeed oo caafimaadka bartay

Dhanka caafimaadka ayaa ah hadda waxa aad soomaalida ugu baahan yihiin ardayda caafimaadka ku takhasustay waa kuwa la rabo inay dalka isbitaalladiisa hormariyaan.

Soomaali waxay u baahan tahay isbitaallo fiican.
maanta dadka haddii wax fiican xagga daawada loo sameeyo dalka waa hagaagi karaa maxaayeelay caafimaadka waa muhim.

daawada maanta dibadda in loo aado maxaa keenay waa liidnaanta tayada aqoonta caafimaadka ayaa sabab u ah.marka haddii la helo arday si fiican wax loo baray aad ayaa loo taageeri karaa bulshada dalka ku nool.

siiba dumarka uurka leh iyo caruurta yaryar oo u baahan daryeel caafimaadWaxbarashada waa shayga keliya lagu gaaro hormar, jaahilnimada waa waxa umadaha dib u dhigo.Jaamacado ayaa maanta ka furan dalka wayna badan yihiin laakin waxaa aad u muhimsan tayada tacliinta inay meel sare  joogto, iyo meel ku habboon mustawaha aqoonta.Jaamacadda ugu fiican addoonka ma aha midda ugu dhismo qurxoon ama ugu baaxad weyn ama ugu qaalisan.jaamacdda ugu fiican waa midda aqoon fiican laga helo ardayda kasoo qalinjabiso waa inay ahaadaan kuwa ugu sarreeyo aqoon ahaan uguna shaqo badan.Maanta soomaali waxay aad ugu baahan tahay aqoon tayo leh dhinac walba.

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More