Sawirada dadka jaamacadaha ka qalinjabiyay 2019

Waxaa soo batay dadka ka qalinjabinaya jaamacada dalka.

Sawirada dadka jaamacadaha ka qalinjabiyay 2019
Sawirada dadka jaamacadaha ka qalinjabiyay 2019

waxaa la sheegay sanadkan dad badan inay ka qalinjabiyeen jaamacadaha dalka Soomaali gudihiisa gaar ahaan magaalada Muqdisho.

waxaa la og yahay dadka soomaaliyeed inay bilaabeen ku dadaalka aqoonta heer jaamacadeed, taasoo keentay inay tartan galaan wiilasha iyo gabdhaha.

sawirada ayaa kuu caddeynaya heerka ay marayso waxbarashada soomaali ka jirta.

kulliyado badan ayaa laga qalinjabinayaa, oo ay ka mid yihiin caafimaadka iyo kalkaalisanimada iyo sharciga.

 

Sawirada qaar ka mid ah ardayda qalinjabisay

 

Pictures of university graduates in 2019

There has been an increase in the number of people graduating from universities in the country.
It is said that many people have graduated from universities in Somalia this year, especially in Mogadishu.

It is known that Somalis have begun to strive for university-level knowledge, which has led to competition between boys and girls.
The pictures show you the current level of education in Somalia.

Many colleges are graduating, including health, nursing, and law.

Leave a Reply