Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada biyaha webiga oo soo fakaday
Su’aasha:
Asc, waxaan arkay anoo ag maraayo webi buuxa oona lasocdo nin aqaano i sheekeynaayo , webiga banaankiisa waxaa buuxay biyaha soo fakaday , aan biyaha dhex lugeyneyno , wax yaxaas ahna ma arag, maxay noqoney ?
Riyada biyaha webiga oo soo fakaday
Jawaabta:
Riyada waa khayr badan iyo barwaaqo iyo aaran, waxaa kale ay tilmaamaysaa inaad ka gudbi doonto dhibaatooyinka oo dhan.
Tagged
Riyada Biyaha
,
Riyada Webiga
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.