Site icon Daruur درور

Hilibka dibiga dheylaha 6 Vitamin ugu muhimsan uu jirka siiyo waa maxay

Hilibka dibiga dheylaha 6 Vitamin ugu muhimsan uu jirka siiyo waa maxay

Hilibka dheylaha waxaa laga wadaa guud ahaan hilibka xoolaha da’da yar.

Hilibka dhaylaha dibiga wuxuu wataa borotiin badan oo dhisi kara lafaha jirka sidoo kale wuxuu siiyaa jirka wood badan.

Hilibka dibiga dheylaha 6 Vitamin ugu muhimsan uu jirka siiyo waa maxay
Hilibka dibiga dheylaha 6 Vitamin ugu muhimsan uu jirka siiyo waa maxay

Hilibka dibiga dhaylaha waxaa ku jiro Vitamin (B) kasoo ka hortagaya daalka  iyo caajiska jirka, sidoo kale wuxuu xoojiyaa wadnaha iyo xididaha dhiigga wuxuuna yareeyaa dufinta dhiigga gasho (Cholesterol) .
Waxaa kale uu wataa Vitamin (B6) kaasoo keydiya awoodda uu jirka u baahan yahay.

Sidoo kale waxaa ku jiro Vitamin (B12) kasoo xoojiya maskaxda iyo dareemaha jirka sidoo kale xusuusta awood u yeela, sidoo kale daaweeya dhiigyarida.
waxaa kaloo ku jira Vatamin (D) kaasoo xoojiya lafaha iyo ilkaha sidoo kale u haga jirka inuu dhuuqo fasfuurka (Phosphorus) iyo kaalsiyamka (Calcium).
Wuxuu sidoo kale leeyahay Vitamin (C) kasoo la dagaallama hargabka iyo fayraysada jirka soo weerara.

sidoo kale wuxuu yareeyaa dufanta dhiiga gasho (Cholesterol), wuxuu ka ilaaliyaa xididaha dhiiga qaado inay adkaadaan sidoo kale cudurka kansarka ayuu la dagaallamaa.
wuxuu kaloo wataa macaadin kala duwan waxaa ka mid ah (Selenium) kasoo la dagaallama kansarka mincirka adag oo saxarada soo qaado oo futada toos ugu xiran.

Sidoo kale wuxuu reebaa dhiigga inuu kakado iyo jirrooyinka duqnimada.
Cuntadana wuu furaa illeen dufan badan ma watee.
Wuxuu wataa (Zinc) kasoo reeba xididaha dhiigga inay adkaadaan sidoo kale wuxuu xoojiyaa timaha, wuxuuna kordhiyaa isdifaaca jirka sokorta dhiiggana wuu hagayaa, dareenka uriskana wuu ilaaliyaa sidoo kale wuxuu u daaweeyaa dhaqsi dhaawacyada jirka.

Hilibka dhaylaha iyo waxtarka uu u leeyahay jirka
Hilibka dhaylaha iyo waxtarka uu u leeyahay jirka

Wuxuu wataa hilibka dibiga dhaylaha Vitamin (A) Kasoo xoojiya isdifaaca jirka sidoo kale wejiga iftiin ka dhiga waliba qurux fiican siiya maqaarka, wuxuu reebaa inay dhagxaan galaan kaadi mareennada ku xiran qaska iyo kelliyaha, sidoo kale xubnaha taranka caafimaadkooda ayuu u roon yahay rag iyo dumarba.
wuxuu wataa sidoo kale (Potassium)
wuxuu kaloo wataa macadanta birta (Iron) kaasoo dhiigyarida daawo u ah sidoo kale ogsojiinka (Oxygen) ayuu nadaamiyaa.
hilibka dhaylaha wuxuu kaloo u roon yahay walwalka iyo fikirka cabsida wato nafta ayuu raaxo siiyaa iyo xasillooni.
sidoo kale dadka galmada aan awoodin wuxuu usoo celiya kacsiga iyo raaxada awoodda galmada.

waa marka caadi loo cuno haddii qofka uu badsado dhibaatooyin ayuu u keenayaa waxaa ka mid ah caloosha oo fariisato saxaro adeyg sidoo kale cadaadiska dhiigga oo kor u kaco, sidoo kale wadnaha iyo beerka dhib culus ayuu u geysanayaa wax walbo waxay ku fiican yihiin dhexdhexaad.

Marka hilibka dhaylada waa hilib aad u macaan oo qofka uu wax badan ka cuni karo.

Neefka dhaylada waa neefka yar oo hilibkiisa si dhaqsi ku karo.

Hilibka Shiilan Iyo Saliida Ayaa I Dhibta Maxaa Keeni Kara

إن مما تبين من كلام جالينوس في الرابعة من حفظ الصحة أن الطعام إذا فسد في المعدة يجب أن يبادر إلى إخراجه كيف أمكن بالقئ أو بالإسهال ويجب أن تجتهد في أن لا تكون تخم بتقدير كمية الغذاء ولو اضطررت إلى أن يكون رديا فإن التخم إذا لم يكن أن يجتمع في العروق شئ ردئ ولو كانت الأغذية ردية بل إن اجتمع شئ ففي ناحية الجلد قال: ومن اعتاد أن يأكل في اليوم مرتين إن أكل مرة استرخى بدنه وضعف وجزع من كل عمل وعرض له وجع في الفؤاد حتى يتوهم أن أحشاءه معلقة ويبول بولا حارا أو يبرز برازا محترقا وربما وجد في فيه مرارة وغثيا وتغور عيناه وصدغاه وتختلج وتبرد أطرافه وخاصة إن كان مزاجه مراريا. 3 (اختلاج الأصداغ) فيزيد به شدة نبض الشرايين التي هناك وأما أطرافهم الف ي فتبرد لانصباب المرار إلى المعدة فيؤذيها ويلذغها فيكرب فتبرد الأطراف لذلك.
والأكثر من ترك من هؤلاء الغذاء لم يمكنه أن يستوفي عشاءه وإذا تعشى تقلبت معدته وثقلت وعسر نومه أكثر مما كان لو كان قد تغدى يومه ذلك.
قال: ومن كان مراري الطبع ولبث من غير أن يتغدى ولم تكن له عادة جرت بذلك انصب إلى معدته مرار فتشغب نفسه للطعام لسوء حال معدته فإن أكرهها على ذلك ثقل عليه وضعف نومه وكثر تقلبه وفسد طعامه ومتى كانت مدة صومه أطول كان ثقل العشاء عليه أشد ويجب لهؤلاء أيضا أن يتوقوا فإن احتماله يصعب عليهم ثم يتعشون عشاء خفيفا وليكن غذاؤه رطبا ويخفف غذاءه من غد ويشرب شرابا أبيض غير ممزوج.
وبالجملة من أراد أن يعود من ترك الغذاء إلى أكله ومن أكله إلى تركه فيجب أن يعود إليه على تدريج

Exit mobile version