Gabdhaha bikraha xiliga la bikri jabinayo ma qasab baa inu silkoogu dhiigo

Su’aasha:

Su’aashayidu waxa weeyan Gabadha bikrada e fircooniga iyo suniguba xiliga la bikir jabinayo inu dhiig ka imaado siilkooga ma qasab aye tahay ama hadi ayina aheen qasab’na inad arintaas jawaab fah’faahin buxa ad iga siisan ban raba mahad sanid.

Gabdhaha bikraha xiliga la bikri jabinayo ma qasab baa inu silkoogu dhiigo
Gabdhaha bikraha xiliga la bikri jabinayo ma qasab baa inu silkoogu dhiigo

Jawaabta:

Toliinka fircooniga iyo bikaarada labo ayay kala yihiin, toliinka fircooniga waa toliin laysku tolay labada faruur yaryar meesha laga gooyay waxaa kaliya lasoo reebay duleel yar.

Bikaaradana waa xuub dabiici ah oo xiraya duleelka gabadha oo astaan u ah inaysan galmo horay usoo samaynin waana sahlan yahay ma aha sida toliinka fircooniga oo kale.

Marka bikaarada gudaha dabiiciga ah hadday tahay nooca balaastiik oo kale u jiidmo dhiig kama yimaado gabadhaas mana jabayso markay dhasho mooyee, geedka ninka wuu galaa dhamaantiisa waa bikaaro balaastiik oo kale ah.

Dumarka qaarna dhiig ayaa ka yimaada bikaaradooda waa caadi ma aha sida balaastiga oo kale.

Marka aan usoo laabano toliinka fircooniga isagana wuu kala daran yahay dhiig inta badan wuu keenaa marka awood loo adeegsado.

Faahfaahin dheeraad ah qoraalladan ka akhriso:

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More