Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada xaaska qaab cusub loogu galmoonayo
Su’aasha:
asc bahda daruur waxaan ku riyoodey anigo xaaskega ugu galmonaayo qaab kaduwan qaababka an uga galmoodo waliba aad ban uga bogey qaabkaasi iifasir riyada macnahed.
Riyada xaaska qaab cusub loogu galmoonayo
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inaad sii jeclaan doonto oo noloshiina ay noqon doonto mid aad u raaxo badan, galmada guud ahaan waa wax ku fiican riyada, dabcan haddaadan biyabixin, galmo ahaan waxay tilmaamaysaa xiriir wanaagsan iyo jacayl iyo kalsooni raaxo badan gurigiina imaanayso.
Tagged
Riyada Galmada
,
Riyada Xaaska
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.