Fasirka riyada hooyadaada oo gabar dhalayso

Interpretation of the dream of a mother giving birth to a child

Su’aasha:

Waxaan ku riyoday hoyadey o dhashay gabar qurux badan gabadhi ayan xambaaray waxan jeclaystay inay noqoto gabar anigu dhalay, kadib hooyadaydawaxay iga dalmabay bac anan iska tuuro oo wax ugu jiray lakin aniga waxan furay bacdii waxan ku dhex arkay abeeso weyn oo jarjaran oo qeybo ah ur aad u qurmuun kasoo baxayo kadib bacdii ayan iska xiray banaanka ayan ku xooray , hooyaday waxan jirtaa lixdan anigana xaas ayaan ahay lakin mashakil badan ayaa naga dhexeyo aniga iyo hoyadayda tolow maxaa lagu fasiri karaa riyada nocan ah.

Fasirka riyada hooyadaada gabar dhalayso
Fasirka riyada hooyadaada gabar dhalayso

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa in adgiga iyo hooyaadada dhibka idin dhexyaalo u dhamaanayo waayo abeesada jarjaran waa cadaawadda la idin dhexdhigay taasna way dhamaatay dhalmada hooyadaada ay dhalayso gabar qurux badan waxay tilmaamaysaa nolol cusub oo wanaag iyo qurux ku dhisan inay idin bilaaban doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More