Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Waxaan arkay anoo joogo guri ku yaala tuulo oona kasoo tagay
Su’aasha:
Assalaamu caleykum, waxaan arkay anoo joogo guri ku yaala tuulo oona kasoo tagay , gurigana anaa lahaa. Maxay noqoney?
Waxaan arkay anoo joogo guri ku yaala tuulo oona kasoo tagay
Jawaabta:
WCS waxaad war ka heli doontaa meel ama qof muddo aadan war ka helin riyada waxay tilmaamaysaa xusuus kusoo gaari doonto waa riyo iska caadi ah, ama waxaad la kulmi doontaa qof tuuladaas ku noolaa.
Tagged
Riyada Guriga
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.