Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo

Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo

Ereyda leh wax isku xiro ayaa ugu sahlan in la xifdiyo, ereydan waxay wadaagaan ereyga ingiriiska “HAND” oo laga wado gacan, kalmadahan kuu muuqda waxay wataan macne aan ka fogeyn waxqabadka qacmaha.

Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo
Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo

Jadwalkan ayaad ka ogaan kartaa ereyada English-ka oo carabi iyo soomaali loo tarjumay

English Arabic Somali
Handy في المتناول gacanta ku jira
Handicap إعاقة curyaamin
Handbag حقيبة يد boorso gacmeed
Handsome وسيم quruxlow
Handbook كتيب-دليل buug gacmeed
Handmade صناعة يدوية farsamo gacmeed
Handicraft حرفة يدوية xirfad gacmeed
Handlabor عمل يدوي shaqo gacmeed

 

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More