Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo

Ereyda leh wax isku xiro ayaa ugu sahlan in la xifdiyo, ereydan waxay wadaagaan ereyga ingiriiska “HAND” oo laga wado gacan, kalmadahan kuu muuqda waxay wataan macne aan ka fogeyn waxqabadka qacmaha.

Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo
Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo

Jadwalkan ayaad ka ogaan kartaa ereyada English-ka oo carabi iyo soomaali loo tarjumay

EnglishArabicSomali
Handyفي المتناولgacanta ku jira
Handicapإعاقةcuryaamin
Handbagحقيبة يدboorso gacmeed
Handsomeوسيمquruxlow
Handbookكتيب-دليلbuug gacmeed
Handmadeصناعة يدويةfarsamo gacmeed
Handicraftحرفة يدويةxirfad gacmeed
Handlaborعمل يدويshaqo gacmeed

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Leave a Reply