Skip to content
Su’aasha:
scw waxaan rabaa in la ii fasiro riyada dayaxa oo iftiimaya oo aad moodo inuuu dhulka usoo dhow yahay, daxaya muxuu noqonaa fasirkiisa
Gabar haday ku riyooto dayaxa oo dhulka usoo dhow
Jawaabta:
Daxayaha ama bisha guud ahaan waxaa lagu fasiraa darajo sare qofka inuu helayo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa qofka inuu xaalkiisa ficnaanayo oo uu sameyn doono camal suuban, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa noloshiisa inay isbadali doonto, riyada waa riyo fiican
Suaal
Waad mahadsantihiin culumada bage kan
Waaxaan kuriyooday xiligan salaada subax ukacayey anigoo daarada usoo baxay si aan uwayso qaato saalaada subax markaan darada badhtankeedii socdo suliga gaadhin baan kuriyooday iftiin xaga samada iga soo qabtay ood moodo in qashaafad la igu hayo tii oo nuurii kaligay ihayo ayaa hooyo sootoostay iyadna iftiin Dusha laga qabtay labadaydii ifiin nahayo dhan walboon udhaqaaqno nuurii nala socdo ayaan sidaan iftii udaawanaynay salaadii subax lagay markaasban baraarugay
ws walaal marka su’aalaha la furo meesha laguu talagalay ksuoo qor su’aashaada