Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Su’aasha:

A S C, marka hore wan idin salaamay darur.com kadib maanta wxn hayista dhawur su’aal o kusaabsan gabdhaha fircooniga
1, gabadh walbo loo guday fircooniga marka la guursado habeenka ugu horeya ninka marku geedkisa ku riixo siilka la tolay galiyo qasab gabadha ma inu dhiig ka yimaada?
2, gabdhaha fircooniga marka la guursado habeenka ugu horeya ninka la galmoonayan ma xanuun unbay dareeman mise raaxona way dareemayan?
3, su’aasha ugu danbayisa, gudniinka fircooniga saamayin mu kuleeyahay xub’ka bik’raha mahad sanid.

Dhawr su'aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga
Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Jawaabta:

Su’aalaha aad nasoo weyddiisay webka ayaad ka heli kartaa jawaabahooda midda hore adiga laftaada ayaa soo diray

halkan ayaad ka akhrisan kartaa:

  1. Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso

Su’aasha labaad iyo midda sedexaad jawaabahooda halkan ka akhriso:

  1. Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin
  2. Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa
  3. Waa maxay fircooni iyo suni
  4. Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga
  5. Bigra jawinta dhiig badan miyaa ka yimaado
  6. Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha
  7. Gabadha bikrada bahalka ibtiisa hore kaliya miyaa la saari karaa mise waa lagu wada dhameyn karaa?
  8. Gabdhaha bikraha xiliga la bikri jabinayo ma qasab baa inu silkoogu dhiigo
  9. Gabadha bikrada farta dhib ma u keeni kartaa
  10. Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha
  11. Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta
  12. Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga
  13. Waxaan ahay xaas fircooni maxaa dareenkayga badiyay
  14. Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay
gudniinka fircooniga
gudniinka fircooniga

Fadlan su’aal horay aad usoo dirtay haku soo celinin, sidoo kale su’aal webka ku jirto haddaad kusoo celiso lagama jawaabayo.

 

Xadiis Yaa ku soo arooray gudniinka suniga oo ah:

 

(أن امرأةً كانت تَخْتِنُ بالمدينةِ فقال لها النبيُّ صلى الله عليه وسلم: لا تُنْهِكي فإن ذلك أحظَى للمرأةِ وأحبُّ إلى البعلِ).

 

(Haweeney ayaa Madiina ku gudi jirtay (gabdhaha) wuxuu ku yiri rasuulka (SCW): Ha ku xeeldheeraanin (gooynta) taas ayaa naagta u roon ninkeedana ugu jecel yahay)

Waxaa wariyay Abuu Daawuud

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More