Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro
Su’aasha:
Asc waxaan arkay anoo masjid ku jiro oona agteeda fadhiya nin aan aqaano, oona mar hore dhintay , waxaan u dhiibay buug aan watay wuu iga qabtay buugii, wuxuuna akhrinaayay wardi . Maxay noqoney riyadaan ?
Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninka dhintay inuu meel fiican joogo oo naxariista Alle ay haleeshay, maxaayeelay masjidka waa guriga Ilaahay waana meesha Alle lagaga dhowaado guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda ninkaas.
Sidoo kale adigana waxay kuu tahay waano xaaladda ninkaas uu ku sugan yahay ku dadaal cibaadada iyo xuska Alle.
Tagged
Riyada Masjidka
,
Riyada Qofka Dhintay
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.