Qof gabar riyo uu ku arkay ma jeclaan karaa
Su'aasha:
Waxaan muddo 5sano laga joogo aan jeclaaday gabar aan riyo ku arkay ilaa hadana aan jeclahay marwalba oo aan sameeyo haasaawe ama gabar kale xiriir na dhexmaro gabadhii aan niyada ka suureystay baa i hor taagan oon ku jalboodaa…