Kutubta xadiiska kuwee laga bilaabaa
Su'aasha:
Waxaan jeclahay barashada xadiiska waxaan rabaa inaad ii sheegtaan kitaabada ugu fiican aan ka bilaabi karo intaanan u gudbin kutubta waweyn.
Jawaabta:
Waxaa fiican inaad ka bilowdo kutubta yaryar sida ay isugu xigaan:…