Xaaskayga qalayl darti ayay galmada uga xanuunsataa talo isiya

Su’aasha:

SCW Daruur iyo inta ka shaqaysa waxan qabaa su’al xaaskayga si kaste aan u istiimiyo qoyaan kama soo baxo marka an galmada biabo qalayl dartii ayay u xanuunsanaysaa glmadana kuma raxaysato qoyaanka la’aanta maxa keno  raaxo la’aanta ma qalylkay u noqnaysaa ma la heli karaa daawo ama wax aan dhib keenaynin oo loo marin karo?

Xaaskayga qalayl darti ayay galmada uga xanuunsataa talo isiya
Xaaskayga qalayl darti ayay galmada uga xanuunsataa talo isiya

Jawaabta:

Caadi ahaan ninka iyo naagta marka ay kacsi dareemaan waxaa ka yimaada qoyaan is jiijiida oo loogu talagalay galmada inuu sahal ka dhigo, haddii uu yahay farjiga xaaska mid qalayl ah xanuun ayaa ka dhasha raaxo ma dareemi karto gabadha mana biyabixi karto.

Qoyaanka dumarka waxaa sabab u ah hormoonada galmada qaabilsan waxaa laga yaabaa meesha inuu dhib ka jiro, marka la istiimiyo waxaa la rabaa inuu soo daato qoyaanka sida qofka marka cunto uu ka helo loogu sheekeeyo ama uu liin dhanaan arko afkiisa dhareer ayaa kasoo daadanaya, sidaas oo kale naagta iyo ninka markay is istiimiyaan dhareer ayaa kasoo wada daata.

Waxaad u adeegsan karaa saliid qumbe ama saliid seytuun ama geedka Aloe vera waa geed sida dacarta oo kale ah oo leh dhareer kan dumarka kasoo baxo oo kale sibiqsibiq ah, sidoo kale waxaa jira daawooyin loogu talagalay in lagu subko farjiga qalallan si ay galmada u sahlaan waxaa ugu caansan daawada KY JEL oo laga helayo farmashiye kaste.

Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee

Usually, when a man and a woman feel aroused, a lubricant is released to make sex easier.

If the woman’s vagina is dry, pain occurs, the woman cannot feel comfortable and cannot ejaculate.
Women’s lubrication is caused by sex hormones, there may be a problem with the area, when it is stimulated, it is expected to release the lubricant, just like when a person is told about food or sees a sour lemon, saliva flows from their mouth. Similarly, when a woman and a man masturbate, saliva flows from both of them.
You can use coconut oil or olive oil or Aloe vera, a plant like aloe vera that has a slippery secretion similar to that of a woman. There are also medicines designed to lubricate dry vaginas to make sex easier, the most popular is KY JEL, which is available at any pharmacy.

Leave a Reply