Categories
Talooyinka Consultation

21 jir ayaan ahay dumarka lama hadlo ma ku qaldanahay

Su’aasha: waxaan ahay wiil 21 jir ah aan waligiisa xiriir sameynin (dumarka) lama hadlo xitaa hal quf kama aqaano marka aniga waxaan ahay quf waalidkiisa caawiyo oona ushaqeeyo aniga waxaan ku fikiraa oo aan isdhahaa hadii aad gabar xiriir la sameyso guur ayaa la iska rabaa lacagne mahaayo anigane been inaan sheego waan necbahay marka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay

Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay Su’aasha: A S C, su’aashayda intaan u guda galin kahor sidad horay usoo sheegten naagaha la qabo inay ka dhiiran yihin gabadhaha la guursanin waliba xaga galmada madamay horay uso arken galmada teda kalena in ay cabsi kujirin haday uur qaadan ninka qaba […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar abti dhalay ayaan qabaa ilmaha dhib ma u keenaa guurkaas

Su’aasha: asc waxan ahay nin dhalin yaro ah anigo da.a yar ayaa hooyo gabar abti dhalay igu dartay waan aqbalay alx caruura ilahey na siiyay iyo wax walbo wanaag ah qoys dhisan oo wanaagsan ayaa naqanay mar dambe ayaan ogaaday xag caafimaad ahaan in uusan wanaagsaneyn dad ka hadlaayo oo dhahayo saameyn ayuu ku yeeshaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams Talooyinka Consultation

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan Su’aasha: scw bahda daruur su’aal ayan qabaa oo ah mid la xiriirito raaxada gogosha waxan maqlay dumarka inay kala raaxo daran yihiin rag kaste kama helaan waxay ka helaan raga qaar kaliya taas ma iisheegi kartaan faahfin dheraad iga siiya guska raaxada badan waa kee oo […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa Su’aasha: Asc bahda daruuro wllyal waxaan rabaa in aad ila talisaan waxaa i ilaysatay qof waalid iigu quman wayna iga qaylin marka quraan laygu akhriyo waxay igu ilaysatay tinta markii quraan laysaaro way igusoo noqotaa mudo dheer wllyaal maxaan sameeyaaa ilataliya miyaan u sheegaaa mise mise waan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Riyada xun Malaga hor tagi karaa

Su’aasha: Asc wll waxaa jirtay riyo Kooban oo aan arkay Taasoo aheyd in indhaha nabro iga soo baxeen Riyada waxaa la iigu fasiray in Faqri macsi iyo cuduro igu Soo wajahan yihiin Riyadan Maalmo kahor inta aan idin Soo qorin ayaan ku riyooday isla sidii ayaan arkay indhaha way I xanuunayaa waxaana iiga Soo baxay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Luuqadda Carabiga qaababka loo baran karo

Luuqadda Carabiga qaababka loo baran karo Su’aasha: Waan idin salaamay bahda daruur. Ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin Allaha idinka siiyo howsha aad dadkiina u haysaan. Waxaan qabaa su’aal. Waxaan ahay muwaadhin qurbaha ku nool, waxaana ahay darawal ka shaqeeyo gaadiidka xamuulka qaada oo inta badanaa firaaqada ayaa igu yar, waxaana doonayaa inaan […]