Qofka arka riyooyinka badan maxaa la dhihi karaa

Qofka arka riyooyinka badan maxaa la dhihi karaa

Qofka arka riyooyinka badan maxaa la dhihi karaa Su’aasha: Sidi aan ugaarey 20 sano waxaan arkey in kabadan 40 riyo halsano gudaheeda marka maxeytahay riyooyinkaa tirada badan neh qaarna aan xasuusto qaarne aan ilaawey dhalinyaro sidaa ah ma jirtaa. Jawaabta: Dadka way ku kala duwan yihiin aragtida riyada dad waxaa jira riyadooda ay tahay dhif, […]

Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo

Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo

Su’aasha: Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo riyo sanad ka hor aheyd iyo mida bilkahor aheyd midi dambeysey masoo hormari kartaa mise sidey ukala horeeyaan ayey iskugu xigaa. Jawaabta: Way soo kala hormari karaan way dhici kartaa riyooyinka qaar inay soo daahaan oo ay gaaraan dhowr sano, oo riyo kale aad aragtay degdeg […]

Riyooyinka is khilaafayo ma wada saxan yihiin

Riyooyinka is khilaafayo ma wada saxan yihiin

Su’aasha: Asc walaalaha Daruur waxaa jirta Dhowr Riyooyin oo aad Ii fasirteen riyooyinka qaar waxay ahaayeen qeyr kuwana Shar Qaarkood waan arkay qaarna wali ma arkin Hadaba waxaan is waydiiyey Riyooyinkan is wada Khilaafsan kuwana qeyrka ah kuwana sharta ah sidee u wada dhici karaan Tusaale ahaan waxaan ku riyooday aniga oo indhaha nabro iiga […]

Riyada xun Malaga hor tagi karaa

Riyada xun Malaga hor tagi karaa

Su’aasha: Asc wll waxaa jirtay riyo Kooban oo aan arkay Taasoo aheyd in indhaha nabro iga soo baxeen Riyada waxaa la iigu fasiray in Faqri macsi iyo cuduro igu Soo wajahan yihiin Riyadan Maalmo kahor inta aan idin Soo qorin ayaan ku riyooday isla sidii ayaan arkay indhaha way I xanuunayaa waxaana iiga Soo baxay […]