Taariikhda Murad Wilfried Hofmann Murad Wilfried Hofmann wuxuu ahaa nin u dhashay dalka Germany, wuxuu islaamay sanadka 1980-ka , marka hore intuusan si fiican ayuu u akhriyay diinta Islaamka iyo quraanka kariimka. wuxuu yiri: wax kaste diintan ku sugan waa wax caqligal ah. wuxuu kaloo yiri islaamka waxaa lagu xallin karaa dhibaatooyinka caalamka oo dhan. […]
