Browsing Category

Sharxidda Axaadiista

Calaamadaha khaatumada fiican

Khaatumada waxaa laga wadaa  qofka noloshiisa qaabka ay u dhamaanayso ama gabagabbada nolosha. Qof kaste ma heli karo khaatumo suuban waxaa kaliya helaya qofkii Ilaahay siiyo. Laakin waxaa jira astaamo oo qofka ku helo karo khaatumo…

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dadka iimaanka leh waxay leeyihiin astaamo lagu garto, iyo dhaqan suuban oo ka soocaya dadka xunxun. Nusuus badan ayaana tilmaantay arrintaas halkaan ayaad ka arki doontaa. Alle wuxuu sheegay dadka iimaanka leh inay ku degdegaan…

Fadliga xajka uu leeyahay

Fadliga xajka uu leeyahay Xajka wuxuu ka mid yahay arkaanta islaamka , qofka wuxuu ku waajibaa lacagta leh oo awoodo inuu aado xajka. wuxuu yiri Alle: {الْحَجُّ أَشْهُرٌ معْلُومَاتٌ فَمَنْ فَرَضَ فِيهِنَّ الْحَجَّ فَلَا…

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso Waxaa laga helaa abaal aad u weyn dhisidda masjidka Alle wuxuu yiri: (إِنَّمَا يَعْمُرُ مَسَاجِدَ اللَّـهِ مَنْ آمَنَ بِاللَّـهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ) التوبة: ١٨ Waxaa uun camira…

Midnimada iyo diinta islaamka

Sida la og yahay awoodda waxay ku jirtaa midnimada, umad kaste markay isku xiranto ayay wax qabsan kartaa haddii umadda ay is khilaafto way tabarbeelaysaa, diinta islaamka aad ayay ugu boorrisay midnimada iyo in laysku xirnaado. Aaayado…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More