Browsing Category

Sawirada

Sawirro Xasan Sheekh laga qaaday waa hore

Xasan Sheekh maxamuud intuusan noqon madaxweynaha soomaaliya wuxuu ahaa nin aad u firfircoon oo ka dhex shaqeeya bulshada soomaaliyeed. Sawirada halkaan ka muuqda waa xasan sheekh waagii uu ahaa macallin jaamacadda wax ka dhiga. waxaa…

Sh Shariif oo dagaal qaadi raba

Sh Shariif oo ugu gooddiyay dowladda Sooomaaliya inuu dagaal ku qaadi doona. sheekada waxay  socotaa mar kale qabyaalad. amin arts oo sawirkan ku caddeeyay shariif inuu yahay kooxaha dalka raba inay dumiyaan. Hadalka shariifka dad…

Sawiro cusub biyaha Baladweyne

Magaalada Baladweyne ilaa iyo hadda waxaa ka jira fatahaad badan oo aan lasoo koobi karin. Dowladda Soomaali wax bay ka qaban la'dahay, taas oo ay keenayso in dowladda inaysan tabar u haynin maamulka dalka ay sheeganayso waayo madaxda…

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada ka imaanaya magaalada Beladweyne waxay sheegayaan in magaalada si daran ay biyo ugu soo fahameen. Waxaa la sheegay magaalada Beladweyne sanad kaste dhibkan ayaa soo gaaraya. Dad badan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More