Sawirada buuraha Sanaag 2020-ka

Gobolka Sanaag wuxuu ka mid yahay meelaha ugu bilcda fiican dalka Somali.

Siiba marka ay roobab xooggan ka da’aan oo dhulka doog noqdo.

Buuraha gobolka sanaag
Buuraha gobolka sanaag

Buraaha oo dhan waxay noqonayaan meel cagaaran markaas ayaad arkaysaa quruxda dalka inay tahay mid aad dadka usoo jiidato.

Maanta hadday Soomaalio nabad ahaan lahayd waxay noqon lahayd Sanaag meelaha dalxiiiska loo yimaado.

Waayo dadka aad bay uga helaan dhulka sidanoo kale u qurxoon.

Sawirada gobolka Sanaag waa sawiro soo jiidasho leh.

dalkaaga ma aha dal foolxun ee sidaas la soco.

Fadlkan ka qaybqaado muujinta quruxda dalkaaga .

Sawirrada Cagaarka iyo barwaaqada Soomaali

Pictures of the Sanaag Mountains in 2020

The Sanaag region is one of the most beautiful places in Somalia.
Especially when it rains heavily and the land turns green.
The entire Buraaha becomes a green place, then you see the beauty of the country that attracts people.
Today, if Somalia were peaceful, Sanaag would be a tourist destination.
Because people really enjoy the beautiful land like this.
Pictures of the Sanaag region are attractive pictures.
Your country is not an ugly country, so live like that.
Participate in this kindness to show the beauty of your country.

Leave a Reply