Browsing Category

Sawirada

Sheikh Sudeys iyo wiilka Ing Yariisow

Wiilka uu dhalay Ing Yariiswo ayaa soo dhoweeyay shekh Cabdiraxman Sudeys oo ah imaamka maska xaramka. sawirada ayuu soo dhigay barta Facebook. sida la og yahay Ing Yariisow wuxuu ku geeriyooday magaalada Doha dalka Qatar markii uu ku…

Sawiro xajka 60 sano kahor

Sawiradan waxaa laga joogaa lixdan sano kahor waxaa la qaaday khontomeeyada. eeg siday ahayd kacbada iyo qaabka ay u xajinayeen dadkii hore. sawirada waxaa ka muuqda waxyaalo badan waxaa aad u yaab badan shirkadda Coca Cola oo…

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale Sawirada qaar waa cajiib, sawirkan qofka qaaday wuu la helay. neef ide ayaa isku dayaya inuu neefka kale ka furo xarigga qoorta kaga xiran. wuxuu u adeegsanayaa afkiisa si uu xarigga uga…

Sariirta ugu cajiibka badan dunida

Waligaa ma aragtay sariir gaari ama baabuur oo kale ah. waxaa ka sii yaab badan waxaaba lagu rakibay dhuunta shidaalka wa u eg waxaana loo sameeyay taargo. waxaa dabada loogu qoray magaca shirkadda gaariga, ranjiga la mariyayna wuxuu u…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More