Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada jaranjarada lagasoo dagayo

Su’aasha: asc waxan ku riiyoday abaahey oo dad badan ee ku sugayan bananka qolkiisa asagana uu kaso baxayo gadashooda oo anigana aan jaraanjaro kasoo dagayo oo aan dadki ku leyahay sidan waye sidii loo bahna Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad mari doonto dhibaato aan weynayn marka aad ka bixi doonto dhibaatadaasna waxay la xiriirtaa dad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira Riyada: asc walal waxan ku riyooday abehey oo eey madow oo weyn daaqada iga soo gelinayo eyga wuxu dhex joga qolka ilmaheyga meshu iska fadhisanaya nama wax yelenayo anigana aan aad uga baqaayo abeheyna uu bananka darjiin ah fadhiyo….. barakalah walal isoo fasir riyadas aad beey ii kurbeeysay. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko

Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko Riyada: asc walal waxanku riyooday anoo gurigayga joogo ilmaheygana ku dhex jiro oo aan daqada ka arkayo bada oo aad u kacsan hirka badana uu daqada gurigeyga soo garayo lkn biyaha ima soo galayan aniga aan aad u cabsanayo Fasirka: Hirka badda marka la arko asoon […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada shiirka urka badan

Riyada shiirka urka badan Su’aasha: Maxaa lagu fasiri karaa guri wax aad uraya kasoo baxayo una eg shiirka kaadida oo kale, urka wuxuu usoo baxayaa sida qaaca oo kale fasirka riyada nocaas maxay noqon kartaa Jawaabta: Urka xun waxaa lagu fasiraa inta badan sumacd xun ama wax xun inuu qofka ama meesha uu urka kasoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada raadinta dharka

Fasirka riyada raadinta dharka Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo dhar daydayaya kadipna dadku igu qoslayaaan oo aanay waxba iga qaban karayn. mudo ayaan radinayaa waxan xidhanay shay gaaban.   Fasirka: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad raadinayso gabar aad guursato oo kuu qalanto, waxaa laga yaabaa inaad qabto ama ay ku rabto gabar aan kuu qalmin, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aayadda ugu dambeysa suuratu mumtaxina

Su’aasha: ASC wll waan idin salamay. Habeen ayaan ku riyooday suratul mumtahin ayada u danbaysa anu akhrinaya markaasan so bararugay iskuna dayay inaan eego micnaheeda aniga uu naxsan. Jawaabta: Culimada ruyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo akhrinaya ayaad ka mid ah suraaru mumtaxina inuu ka badbaadi doono xumaan cumrigiisa marka ugu dambeya towbad inuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada buur dab ka baxayo

Su’aasha: asc wll waan idin salaamay. waxaan ku riyooday aniga uu qof sarirta madaxa i salaaxayo kadipna i kaxeyay buur taso u ka baxayay dab aan khasaaro badan bixinayn balse qofku igu yidhi waa mesha kaliyate iftiin aad ka helayso waxanaan ku arkay riyada inan aan garanayo balse ananu saxipo ahayn. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]