Fasirka riyada kilkilaha nadiifka ah oon wax shiir lahayn
Riyada:
Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo Gilkishayda dhahaya ma shiiraysa ee way carfaysa oo soo bandhigaya wax timo ah malahan Kilkilaha wax urna malaha balse anaa dhahayay waligay ma shiirin waana sida saxda ah aniga ma ihi ragga ka shiira KilKILAHA. Fadlan si deg deg iga soo jawab manta muhiim u ahay.

Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof sumcad fiican ka yeelan doono dunida, magac wanaagsan iyo hadalhayn fiican ayaad heli doontaa, shiirka riyada marka lagu arko waxaa lagu fasiraa ceeb ama hadal xun qofka ka faafayo, laakin adiga sida aad riyada ku aragtay waligaaga ma shiirin taas waxay tilmaamaysaa inaad ahaan doonto qof magac wanaagsan leh oo Ilaahay ka ilaalin doono ceeb iyo xumaan.
Marka waa riyo wanaagsan bishaaro.
Riyada naag deriska ah oo dharka tuuranaysa iyadoo shiiraysa
This dream indicates that you will be a person who will have a good reputation in the world, you will have a good name and good reputation, when you see a scythe in a dream, it is interpreted as shame or bad words spreading about a person, but as you saw in the dream, you have never scythe, which indicates that you will be a person with a good name and God will protect you from shame and evil.
So it is a good dream, good news.
