Riyada anoo qaawan hadana aan ku dhex jiro dad badan
Su'aasha:
Asc walaal waxaan ku riyooday xaley anoo bilaa dhar ah, oo qaawan waxaana la joogay dad ehelkeyga ah, oo qaraabo nahay hadana qabay Alle bari marka waxaan layaabay dadku iguma mashquulayaan qaawanaanteyda hadana anigu waxaa…