Riyada Eyga layska raacdeynaayo
Riyada:
Waxaan xaley dhan ku riyoonaayey iyadoo gurigeena uu Eey soo galay anna aan raacdeynaayo oo dhagax ku tuuraayo riyadaas maxaa lagu fasiraa.

Fasirka:
Waa dad kaa masayrayo oo xaasid kugu ah aad bursanayso, eyga waa cadow daciif ah oo kuu dhow, marka riyada waa digniin iska jir dadka qaarkii iska dhigaya inay saaxiib kula yihiin hadana xun.
Sida la og yahay eyga waa xayawaan dadka ku dhex nool oo guryaha dadka soo gala marka astaan ahaan marka riyo lagu arko wuxuu tilmaamaa qof saaxiib kula ah oo cadow oo fuley ah oo dhib si toos aan kugu samayn karin.
Riyada eyga waa riyo dadka kusoo noqnoqota oo yeelata qaabab kala duwan.
Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda
They are people who are jealous of you and are jealous of you, a dog is a weak enemy close to you, so the dream is a warning to be careful of some people who pretend to be friends with you but are actually bad.
As is known, a dog is an animal that lives among people and enters people’s homes, so as a symbol when seen in a dream, it indicates a friend who is an enemy and a coward who cannot directly harm you.
The dream of a dog is a recurring dream for people and takes different forms.
