Riyada anigoo xabad laygu dilayo

Riyada anigoo xabad laygu dilayo Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo la i dilaaya Waliba xabad ay igu dhaceyso. Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa arrin culus oo dhib kuu keeni karto. Waxaad iska ilaalisaa dadka cdaowga kugu ah. Riyada dilka halkan ka daawo The dream is a warning, you are being […]
Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo cudurka eedhiska igu dhacay anigane aan wax walwal ah ka qabin o dhahaayo ilahay baryaa suratu baqaraa aqrisanaa 1 bil kadibna waaka caafimada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad la kulmi doonto oo dhibaato leh laakin dhib kuma soo gaarayo Waxaad ka gudbaysaa […]
Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday anigo oo jooga meel doorasho oo la codeyna warqadi codeynta waxaan ku qoray digriga towxiidka laa ilaaha ilalaahu waxdahu laa shariika lah lahul mulku walahul xamd wahuwa calaa kuli shey’in qadiir iyo magaca maryam Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn […]
Riyada nin deris aad ahaan jirteen

Riyada nin deris aad ahaan jirteen Riyada: Asc.walaal waxaan arkay nin deris ahaan jirnay oo nool hadda waxaan kuwada hadleynaa telephon maxay noqon riyadda ? Fasirka: Riyada waxay noqon kartaa nafsi, waxaa laga yaabaa inaad ka fikirtay ninkaas. Illeen taleefan ayaad ku sheekaysataan, marka caqliga gudaha ayaa kuu muujinaya markaad seexato. Waxaa kaloo ay noqon […]
Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga

Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga Riyada: Salaam calaykum Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya oohin aan badnayn waxaan la jooga hooyo i leh akhriso waxaan ka baqayaa jin inuu I galo oo waxaan akhrinaya aayad kursi iyo suurad الزلزلة iyo quraan kale Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibka aad dareemayso aad ka bixi doonto […]
Waxan ku riyooday ninkayga oo la galmoonaya naag u qabo wiil yaroon habo u ahay

Waxan ku riyooday ninkayga oo la galmoonaya naag u qabo wiil yaroon habo u ahay Riyada: a s c waxaan riyo ku arkay gurigayga hortisa biyo sidi bad camal o kale ninkayga iyo naag u qabo wiil aan habo u ahay iyago biyaha kuwada jira o raaxaysanaya aniguna waan fiirinayay o wax maseer iyo xanaaqna […]
Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo

Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo Riyada Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo tagaya tukaan ka iibsanaya hilib digaag shaf bilaa lafaha ah iyo lugo waan eegaya wixii xun ayaan iska reebaya Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxyaalo noloshaada la xiriiro. Oo kugu caawinaya wax badan inaad samaysato oo aad ka doorato wixii […]

