Categories
News

Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada

Makka iyo madiina waa labo meel barakaysan, makka waxaa ku taallo  kacbada madiinana waxaa ku yaalla masjidka rasuulka SCW. Boqortooyada sacuudiga waa marka ugu horreyso ay ku dhiiradaan inay keenaan labadaas magaalo xumaan iyo fuxshi, waxay keenaan madiina naago heesaa ah oo ka dhigay show oo fisqi iyo munkar lagu dhex samaynayo. teeda kale waxay […]

Categories
News

Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland

Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland Taariikh nololeed kooban : Madaxweynaha cusub ee puntland wuxuu sannadkii 1966-dii ku dhashay Magaalada Muqdisho, sannaddii 1972dii wuxuu waxbarashada hoose/dhexe ka bilaabay dugsiga hoose/dhexe ee Muqdisho, 1980kii ilaa 1984kii wuxuu dugsiga sare ku qaatay Sheekh Xasan Barsame- Muqdisho halka 1986dii ilaa 1990kii uu Jaamacadda Ummadda ka […]

Categories
News

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Deni

Waxaa ku guuleystay xukunka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka raayay Cabdiwali Gaas dad badanayaa ku farxay oo kasoo horjeeday Cabdiwali gaas Saciid Cabdullaahi Deni oo loo malaynayo inuu yahay qof degan oo xigmad sama leh

Categories
News

Barambaro badan oo Xaramka kusoo fakatay xalay

Barambaro badan oo Xaramka kusoo fakatay xalay Xalay ayaa lala yaabay waxaa soo fakatay barambaro badan waxaa la keenay 138 qof oo ka mid ah dadka la dagaallama cayayaanka waxaa lala yaaban yahay waxa soo fakiyay barambaraas tirada badan sawirada halkan ka arag sidoo kale muuqalkana daawo ilaa iyo hadda lama oga sababta keentay arrintas […]

Categories
News

Sawirada dhaarta Ilhan Omar ee Koongareeska Maraykanka

Sawirada dhaarta Ilhan Omar ee Koongareeska Maraykanka Ilahaan cumar oo ah gabar soomaaliyeed ku guuleysatay inay ka noqoto xubin ka tirsan koongareeska marayklanka iyadoo matalaysa xisbiga dimuqraadiga dalkaas. ilahaan oo ah gabadhii ugu horreysay oo soomaali ah muslinna ah oo ka noqoto xildhibaan dalka maraykanka. ilhaan oo lagu dhaariyay kitaabka quraanka daawo sawirada:   Ilhan […]

Categories
News

RW Xasan Khayre Muxuu ula kulmay Farxiyo Kabayare

Soomaalida waa dad meel dheer wax ka arka marka ay sheekaddu tahay qabyaalad iyo qabiil, laakin marka ay sheekada tahay qoran iyo qumanaan meel dhow ayay wax ka arkaan. Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre dad badan ayaa weerar ku haya, marka uu la kulmay Farxiya Kabayare waxay u qaateen inuu kulamay Farxiya waayo waa isku […]

Categories
News

Meel ka tirsan China oo lagu xanaaneeyo hal bilyan barambaro

Dowladda China oo dhaqaalaynayso Bilyan barambaro Warkan waxaa laga yaabaa inuu kaa yaabiyo, hala yaabin adduunka dadka ku nool aad bay u kala duwan yihiin. meesha waa meel lagu barbaariyo barambarada, waxay ku taallaa dalka china, waxaa loogu talaggalay in laga gado maqaayadaha qaar iyo shirkadaha daawooyinka, barambaradan waxaa loo keenaa cuntooyinka kasoo hara makhaayadaha […]