Sawirada dhaarta Ilhan Omar ee Koongareeska Maraykanka

Ilahaan cumar oo ah gabar soomaaliyeed ku guuleysatay inay ka noqoto xubin ka tirsan koongareeska marayklanka iyadoo matalaysa xisbiga dimuqraadiga dalkaas.

sawirada dhaarta ay gashay ilhaan cumar
sawirada dhaarta ay gashay ilhaan cumar

ilahaan oo ah gabadhii ugu horreysay oo soomaali ah muslinna ah oo ka noqoto xildhibaan dalka maraykanka.
ilhaan oo lagu dhaariyay kitaabka quraanka daawo sawirada:

 

Ilhan Omar’s swearing-in ceremony in the US Congress

Ilahan Omar, a Somali woman who won a seat in the US Congress representing the Democratic Party.
ilhan, the first Somali Muslim woman to be elected to the US Congress.
ilhan was sworn in on the Quran, see the photos:

Leave a Reply