Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
27 jir ayaan ahay 3 sano ayaan siigo waday ma guursan karaa
Su’aasha:
Waxaan jiraa hada 27 waxan siigaysanayay 3sano aan xiriir ahayn waxaan joojiyay anigoo 19 ama 20 jir ah xiligaa ayada waxan isku arkayay biyo baxa degdega
Hada maguursan karaa madaama laga joogo 7 sano.
27 jir ayaan ahay 3 sano ayaan siigo waday ma guursan karaa
Jawaabta:
Haa waad guursan kartaa waxaana kuu fiican inaad guursato si aadan ugu laabanin falka siigada, marka aad guursato si toos ayaad uga haraysaa falka siigada, biyabaxa degdegana waa kaa harayaa marka aad guurka la qabsato.
Tagged
Biyabaxa degdega
,
Siigada iyo caafimaadka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.