Categories
Caafimaadka Health Sharxidda Axaadiista

Toobidda ama xijaamada maxay jirka u tartaa

Toobidda ama xijaamada maxay jirka u tartaa Su’aasha: Asc d.m walaha qaaliga ah waxa aan rabay sharaxaad in la iga siiyo dawadii rasuulkeena scw ina baray ee toobniinka faaiidada ay leedahay xanunada ay dawada ka tahay se isha iyo sixirka wax ma ka tartaa mhdsndiiin. Jawaabta: Toobidda (Cupping for the body)  waa nooc ka mid […]

Categories
Caafimaadka Health

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Ay Siigadu Noloshiisa God Madow Ku Riday Dhinacyo Badan Ayay Iga Saamaysay Inkastoon Halkan Kuugu Soo Wada Koobi Karin Waxayna Saaid Usii Saamaysay Jidhkayga Oo Ay Baabisay iyo Xubinkayga Taranka Dareenkaygii Dabeeci Ahaa Isaga Waan Is Daynay Xitaa Waxyar Oo Kacsi Ah Hadaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Shigshiga ma cudur baa sideena loo daaweeyaa

Shigshiga ma cudur baa sideena loo daaweeyaa Su’aasha: Asc maxaa keena qofka inuu hadalka dhib ku noqdo oo ka soo bixi ama waxa ay u qaanaan soomalida Shikshiga maxaase daawo u ah wll. Jawaabta: Cudurka shigshiga oo loo yaqaano carabiga التلعثم ama التأتأة afka ingiriiskana Stuttering waa cudur caan ah dadka qaarkii dhuca, hadalka ayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Laabjeexa ama balbalka caloosha afurka kadib

Laabjeexa ama balbalka caloosha afurka kadib Su’aasha: Ilaa Iyo Sadex Habeen Markaan Afuray Kadib Waxaan isku Arkay Calool Olol Ama Laabjeex Saaid Ah Sidoo Kale Amateedkaygu Wuxuu Noqday Mid Aad UHooseeya Yalaaluqo Ayaa Iqabata Cuntada Waan Isku Dirqiyaa Uun maalintii Waan Fiicanahay Lakin Markaan Afuro Ayuun Bay Ciladani Ibilaabaysaa Markaa Maa La Odhankaraa Waa Gaas […]

Categories
Caafimaadka Health

Kawaabyada jirka ma cudur halis ayay tilaamaysaa

Kawaabyada jirka ma cudur halis ayay tilaamaysaa Su’aasha: Asc wllyaal allaha idinka abaal mariyo u adeegida bulshada Waxan isku arkay kabaawyo jirka ah Marka LA gaaro habeenki xiliga jiifka lugaha aya waxa iga so bilaawdo Kabaabyo si tartiib ah ayey igu fidaa markaas jirka dhan wuxu inoqdaa culees in dad badan dhulka igu celinaan cml […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaadida soo daahdo markii suuliga la galo ma xaalad caafimaad baa

Kaadida soo daahdo markii suuliga la galo ma xaalad caafimaad baa Su’aasha: Nio markaan afuro biyo badan ayaan cabaa oo cabitaan ah marka maalmahan dambe waxaan isku arkay markaan suuliga galo ayadoo kaadi daran iheyso dhaqsi igama timaado xoogaa markaan ku jira iga imaada iyadoo tartiib ah taasoo kale xaalad caafimaad malagu sifeyn karaa iiga […]

Categories
Caafimaadka Health

Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin

Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin Su’aasha: Asc waxaan rabaa inaan idin waydiiyo nasaha ragga kasoo baxo maxay ka dhigan yihiin. Jawaabta: Ragga iyo dumarka asal ahaan waa isku jinsi waxay isla yihiin aadane oo is dhalay isna guursaday, inta badan xubnaha jirka way wadaagaan xataa haddaysan toos u wadaagin way isu dhow yihiin, […]