Maxaa keena dhiiga xabka soo raaca
Su'aasha:
Asc dr. Waxan raba inan ku waydiyo waxan in muda ah isku arkay xab ka imanaya dhunta marmarka qar waxa so raca dhig hadan wax cabo ama an cuno xabka an tufayo kla jogsi malaha o wu siyada mudo sidan sida u aha hada codki ayan…