Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan

Su’aasha:

Wll waad mahadsantihiin wll mudo badan ayaan sigaysan jirey xaasn waan leyahay waxaan isku arkay shiir walina marka aan dadka la joogo inan aad u shiiro kulayl jidhka oodhan ah
Shiirka iyo siigadu ma isla xidhidhaaan.

Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan
Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan

Jawaabta:

Shiirka badan wuxuu u noqonayaa dareenka ninka markuu daran yahay wuxuuna kasoo baxaa kilkilaha, shiirka waa labo nooc mid qofka ka yimaada marka uu noogo ama uu dhidido markuu shaqo adag qabto ama ordo, midka kalana wuxuu la xiriiraa dareenka kacsiga, qofka markuu kacsado wuu shiraa dadka way ku kala duwan yihiin, marka siigada waxay xiriir la lahaan kartaa shiirka kacsiga, waayo qofka marka uu siigaysanayo wuu kacsan yahay markaas shiir ayaa ka imaanaya kacsiga awgii.

Shiirka badan waxaa lagaga hortagi karaa nadaafadda badan iyo barafuunka iyo cadarka in la adeegsado.

Hadduu yahay shiir kacsi kaas waxaa lagu yarayn karaa inaad kacsiga yarayso sidoo kale fikirka galmada aad yarayso.

Teeda kale adiga xaas ayaad leedahay siigada maxaa kugu xambaaraya, qofka doobka waxaaba la dhihi karaa wuu ku dhacay waayo xaas ma laha laakin adiga haddaad siigaysato xaaskaaga yaa u maqan, marka iska ilaali siigada.

 

Daawada shiirka jirro miyay keentaa

Shiirka kacsiga astaanta lagu garto

A lot of sweating becomes the feeling of the man when it is severe and comes out of the kidneys, the rash is of two kinds, one that comes from the person when he is sweating or sweating when he has a hard job or running, the other is related to the feeling of arousal, when the person gets up he assembles and people are different, when the erection can be related to the erectile dysfunction,For when the person is waking up, he is agitated, and then there comes a stir from the rising.

Too much vines can be prevented by over-cleaning and ice cream and perfume from being used.

SHIIRKA XOOGA LEH
SHIIRKA XOOGA LEH
If it is a erectile dysfunction that can be reduced by reducing the erection as well as reducing your sexual thinking.
On the other hand, you have a wife, what is carrying you?
The person who is in the valley can be said to have fallen because he has no wife, but if you divorce your wife, who is missing, then be careful of the divorce.

Kanaalka barta aqoonta

Leave a Reply