Categories
Fatwada

Cunto aan cunay ayaan ka shakiyey inuu khansiir ku jiro

Su’aasha: Asc waxan rabaa inan ku weydiiyo sual aan aad ugu walwalsanahay hadadan aan ku wax kuso qoroyo safar ayan ahay oo waxan joga Airport ka, waxan cunto ka iibsaday airport ka dhexdisa dalab ka aan ugu shegay inan wax gansir igu dari karin arkan gate an diyarada ka raaci rabay markan imaday waxan cuntada […]

Categories
Fatwada

Waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin

Waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin Su’aasha: Asc waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin waxaa igudacay waswaska bilihi ugu dambeyay markan sameeyo wan walwala kadib waxaa igusodaca 30 soomi hadan sameeya hada Ila 7 jer Ayan maraya […]

Categories
Fatwada

Al shabaab ficiladey sameeyaan diinta u ogolaatay mala dhihi karaa?

Al shabaab ficiladey sameeyaan diinta u ogolaatay mala dhihi karaa? Su’aasha: Al shabaab waxay marwalba adeegsadaan dad ay ugu sheekeeyeen inay istishaadiyiin yihiin oo janada ay galatians hadana dadkey isku qarxinayaan waa dad muslimiin oo iyagu ugu yeeraan inay murtadiin yihiin arintaas oo kale iyo dhaqanka shabaabku adeegsadaan diinteena ma qabtaa. Jawaabta: Marka hore waa […]

Categories
Fatwada

Wiilka aabihiisa inuu naagtiisa ka furo sharciga maa u baneeyey

Su’aasha: Asc wll waxaan ku weydiinaa wiilka aabihiisa muu furi kara gabadha uu qabo, waxaan arkay wiilal gabdhohoodii la leeyahay aaboohood baa u furaya marka tafaasiisha sharciga baneynaya in aabuhu wiilkiisa gabadha uu qabo ka furi karo. Jawaabta: Dalaaqa asal ahaan waxaa xaq u leh ninka naagta qaba, qof kale ma jiro oo xaq u […]

Categories
Fatwada

Naagteyda hadan kufsado oo ilmo ay dhasho ilmaha xaaran miyaa

Naagteyda hadan kufsado oo ilmo ay dhasho ilmaha xaaran miyaa Su’aasha: Malmahan waxaa jira baraha bulshada sheeko ah ninka haduu kufsado nagtisa ama xoog ku waso waa qalad, looma ogola inu kufsado dad somali ayaa bilaabay inay baraha bulshada waxas la ordan, Hada naagta qabo kufsado ilmaha aa ii dhasho xalaal mayaa masa wa xaraan […]

Categories
Fatwada

Web Somali ma arkin oo ka hadlaya mas’aladas way dhici kartaa inuu jiro

Su’aasha: Asc wrx wbrt Waa mahadsantihin 2 webstite Aa i siiseen Waan fahmay Balsa waaridka aya fahmen Balsa waxan u baahneen Somali asoo ah ama Webstite Somalia ah Asc wrx wbrt Jawaabta: Walaal waxaa kuu fiican waalidka inaad u sheegto inay u tagaan dad culimo soomaali ah oo toos ugu sheegaya mas’alada siday tahay, aniga […]

Categories
Fatwada

Imaam baabacooyinka gacanta si fiican dhulka u dhigin ma ku xiran karaa

Su’aasha: asc Allah mahadleh mahadsan tihiin Allah macak Haddad salaada qof aad ku xidhato oo aad aragto isagoo baabacooyinka gacanta si fiican dhulka u dhigay faraha saaraya cudurdaar LA,aan horana aad ugu sheegtay in ay sujuuda ka mid tahay baabacadoo dhulka si fiican loo dhigaa hadad Mar labaad ku aragto salaadaasi maxay noqonaysaa? Jawaabta: Sida […]