Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada

Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada

Su’aasha:

Asc walaal waxa la isheegay in basasha iyo toonta oo lashiido biyahooda lacabo inaay xoojiyan raganimada koob cabitan ayan kasameystay ton hal xaba iyo laba xaba basal an isku daray an shiiday koob biyan kudaran waan miiray biyihi ayaan cabay waxaan dareemay lalabo iyo inuu gaaska igu kacay laabta ihurtay marka ma iska dhaafa mise waan wada inaa dareenkeyga sare uqaadana waan rabaye

Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada
Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada

Jawaabta:

Basasha iyo toonta waxaa fiican in lagu darsado qudaarta la cunayo ama  cuntada sida bariiska iyo soorta iyo maraqa iwm. ee looguma talagalin in biyo lagu daro ama sida cabitaanka loo shiido waayo si toos ayay u gubaan dheefshiidka qofkana ma wadi karo illeen dhadhan soo jiidasho ah ma laha, laakin marka cuntada lagu cunayo qofka ma dareemayo gubitaankooda.

Marka aan usoo laabano waxtarka xagga awoodda ragga waa run basasha iyo toonta kaalin ayay ka cayaarayaan dareenka ninka iyo biyaha shahwada.

 

Basasha Cad Iyo Tan Guduudan Tee Kacsiga U Fiican

 

البصل والثوم جيدان لإضافتهما إلى الخضروات التي يتم تناولها أو الطعام مثل الأرز والعصيدة  والمرق ، إلخ.
لا يستحسن  إضافتهما إلى  الماء ، كالعصائر ، لأنهما يسببان حرقة في مجرى الطعام ، ولا يستطيع الشخص  استساغهما، لأنه ليس لهما طعم  مستساغ.
ولكن عندما يتم تناول الطعام معهما ، لا يشعر الشخص بحرافتهما.

عندما نعود إلى فعاليتهما في  قوة الرجال ، صحيح أن البصل و الثوم  يلعبان دورا في مشاعر الرجل  فعالية منيه.

13-ka faa'ido oo laga helo basasha

Maxaa laga helaa basasha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More