Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalinkasta Hadana Wax Natiijo Ah Ma Hayo Hada Waxaan Cabaa Bil Iyo Badh Joogto Ah Goorma Ayaan Isbadal Dareemi Doonaa.
Jawaabta:
Natiijada caanaha geela aad ka rabto maxay tahay? su’aalaha qaar ma cadda ujeedada loo soo qorayo, caanaha geela waa caano aad u fiican oo lafaha u roon oo cudurka kansarka ka hortagaya sida ay sheegeen qaar ka mid cilmibaareyaasha.
Waa caano u fiican caafimaadka guud ahaan, caanaha lo’da ayay ka fiican yihiin.