Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo

Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo

Su’aasha:

waxan rabaa inan ogado naagta ma dareemi karta kulayla basbaaska hadi ninkeda uu basbaas cunayo, waxan maqlay biyaha ninka basbaaska cunaya nagta way guban hadalkas sax miya malaha dhihi karaa ninka biyaha kulul waa qofka basbaaska cunaayo, mahadsanidin.

Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo
Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo

Jawaabta:

Basbaaska kaalin weyn ayuu ka cayaaraa biyaha manida, wuu badinayaa shahwada ninka  wuu xoojiyaa raganimada.

Ninka hadduu badsado waa laga yaabaa naagta inay dareento kulayl ama balbal oo hur wato marka shahwada lagu shubo, laakin waa basbaaska badan oo maalin kaste la cuno, raga oo dhanna ma aha sidaas waa nimanka qaar.

Waliba basbaaska guduudka ayaa ugu daran oo aadka u kulul.

Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo
Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo

Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo

يلعب الفلفل دورا كبيرا في ماء الحيوانات المنوية ، فهو يزيد من الحيوانات المنوية للرجل ويقوي الرجولة.

إذا كان الرجل مكثرا من الفلفل، فقد تشعر المرأة بالحرارة أو السخونة عندما يفرغ السائل المنوي فيها،

فإن الفلفل الأحمرهو الأكثر كثافة وساخنة جدا.

1. يفيد الجهاز الهضمي قد يبدو هذا غير بديهي ، لكن الكابسيسين الموجود في الفلفل يعمل كمضاد للتهيج.
تم إخبار الأشخاص الذين يعانون من القرحة منذ سنوات بتجنب الأطعمة الحارة ، لكن الأبحاث كشفت أن الفلفل مفيد للقرحة.
2. يعزز صحة القلب الفلفل الحار لصحة القلب كما أنه يساعد في الدورة الدموية
ويمنع أمراض القلب عن طريق خفض نسبة الكوليسترول في الدم ويقلل من ترسبات الدهون ، وبالتالي يعكس تجلط الدم الزائد. كما أنه يوسع الأوعية الدموية للمساعدة في تدفق الدم.
3. يخفف من الصداع النصفي هل سبق لك أن شعرت بألم في جزء من جسمك كان محور تركيزك الوحيد حتى تشعر بألم آخر كان أسوأ؟ اختفى الألم الأصلي ببساطة عندما ركز دماغك على الإصابة الجديدة.

هذه الظاهرة هي ما يحدث للصداع النصفي عندما تستهلك الفلفل الحار. يصبح جسمك غير حساس تجاه الصداع النصفي ويقل الإحساس العام بالألم.

Waxtarka Basasha ay u leedahay caafimaadka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More