Waa maxay dareen kacsi iyo sababaha xoojiya

Waa maxay dareen kacsi iyo iyo dooc waa maxay sababaha xoojiya

Waa maxay dareen kacsi?  kacsiga waxaa laga wadaa dareenka la dareemayo xiliga noolaha uu u baahan yahay inuu u tago lamaanihiisa. dareenka marka uu xadka ka baxo waa la dhahaa carabiga shabaq:  wuxuu yiri ibnu manduur:

(الشبق شدة الغلمة وطلب النكاح، يقال رجل شبق وامرأة شبقة وشبق الرجل بالكسر شبقا فهو شبق: اشتدت غلمته، وكذلك المرأة، وقد يكون الشبق في غير الإنسان)

(qooq waa kacsiga daran waxaa la dhahaa nin qooq badan naag qooq badan….. ninka iyo naagta waa ku dhacaa,  qooqa wuxuu ku dhici karaa noolaha aan aadanaha ahayn) rd

Taasoo laga wado baahida labka iyo dhedigga dadka iyo xayawaanka iyo shinbiraha dhammaan dareen kacsi ayay leeyihiin laakin waa ku kala duwan yihiin qaababka uu yahay kacsiga.

Waa maxay dareen kacsi iyo sababaha xoojiya
Waa maxay dareen kacsi iyo sababaha xoojiya

Sababaha keena kacsiga maxay yihiin?

Caadi ahaan noole kaste caafimaad qaba wuxuu leeyahay dareen jirkiisa ku jiro laakin aadanaha iyo xayawaanka waxay ku kala duwan yihiin arrimo badan waxaa ugu muhimsan aadanaha dareenkiisa xilli kuma xirna laakin xayawaanka badankooda dareenkooda xili ayuu ku xiran yahay, diiqa mooyee iyo wixii la mid waqti kaste ayuu raaxo samayn karaa.

Qaabka uu kacsiga ku yimaado?

Kacsiga waxaa dhaqaajiya dareenka maskaxda laga dareemo oo ay soo gudbiyaan dareemaha jirka sida aragtida indhaha iyo urka sanka iyo maqalka dhegaha iyo taabashaha jirka iyo fikirka maskaxda dhammaan way keenaan qofka inuu dareemo kacsi xagga xubinta tarannka, taas oo isu diyaarinayso inay shaqo qabato.

Marka uu qofka arko wax lagu kacsado tusaale ahaan ninka marka uu arko gabar qurux badan jirkeeda siiba meelaha xiriirka la leh kacsiga, sida naaska ama dabada dhiigga ayaa kacayo taas waxay keenaysaa inuu dhiigga aado xubinta taranka markaas guska ayaa kacayo taas waxay ku xiran tahay siduu yahay caafimaadka qofka iyo hormuunada jirkiisa.

Sidoo kale gabadha markay aragto nin jirkiisa iyaduna isla dareenkaas ayay daremaysaa laakin farqi ayaa u dhexeeya ninka iyo naagta.

Dumarka aad waxay ugu saamoobaan taabshada ragana aragtida.

Waa maxay waxa dareen kacsi lagu kordhiyo?

Dareenka raaxada waxaa lagu kordhiyaa cuntada nafaqada u leh jirka sida kalluunka iyo ukunta iyo saliid seytuunka iyo dhammaan cuntada badda.

Yaa dareen badan raga iyo haweenka?

Taas guud ahaan marka loo eego raga ayaa la dhihi karaa, laakin marka mid mid loo eego way dhici kartaa naag ka dareen badan nin, naagaha qaar  dareenkooda aad buu u daran yahay waxay la mid yihiin raga.

Ma saameeyaa gudniinka fircooniga dareenka dumarka?

Gudniinka fircooniga waxaa laga wadaa naagta in laga jaro xubinta taranka faruuraheeda iyo kintirka markaas in laysku tolo, taas waxay aad u saamaynaysaa dumarka kacsigooda uu saaran yahay afka siilka, laakin dumarka gudaha siilka ka dareemo raaxada  ma saameeyo gudniinka fircooniga.

Sidaa awgeed dadka qaar waxay la yaabaan dumar loo guday fircooni hadana kacsigooda la mid ah haween aan la gudin, sirta meesha ku jirta waxay tahay naagaha waa labo nooc, nooc afka cambarka ka dareemo noocna murqaha gudaha cambarka ayay ka dareemaan kuwaas kuma filna in kintirka loo salaaxo waxay u baahan yihiin in gudaha wax ka galaan marka taas ayay u leebanaysaa kaladuwanaanta raaxada fircooniga iyo suniga.

Waa maxay dooc iyo dareen runtii kacsiga ayaa loola jeedaa oo daran oo aan laga seexan karin.

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

123- تأملت في فوائد النكاح ومعانيه وموضوعه، فرأيت أن الأصل الأكبر في وضعه وجود النسل؛ لأن هذا الحيوان لا يزال يتحلل، ثم يخلف المتحلل الغذاء، ثم يتحلل من الأجزاء الأصلية ما لا يخلفه شيء، فإذا لم يكن بد من فنائه، وكان المراد امتداد أزمان الدنيا، جعل النساء خلفًا عن الأصل.
124- ولما كانت صورة النكاح تأباها النفوس الشريفة، من كشف العورة، وملاقاة ما لا يستحسن لنفسه، جعلت الشهوة تحث عليه، ليحصل المقصود.
125- ثم رأيت هذا المقصود الأصلي يتبعه شيء آخر، وهو استفزاع هذا الماء، الذي يؤذي دوام احتقانه، فإن المني ينفصل من الهضم الرابع، فهو من أصفى جوهر الغذاء وأجوده، ثم يجتمع، فهو أحد الذخائر للنفس، فإنها تدخر -لبقائها وقوتها- الدم، ثم المني، ثم تدخر التفل1، الذي هو من أعمدة البدن، كأنه لخوف عدم غيره، فإذا زاد اجتماع المني، أقلق على نحو إقلاق البول للحاقن، إلا أن إقلاقه من حيث المعنى أكثر من إقلاق البول من حيث الصورة، فتوجب كثرة اجتماعه، وطول احتباسه أمراضًا صعبة؛ لأنه يترقى من بخاره إلى الدماغ فيؤْذِي وربما أحدث سُمِّيَّةً1، ومتى كان المزاج سليمًا، فالطبع يطلب بروز المني إذا اجتمع، كما يطلب بروز البول2.
126- وقد ينحرف بعض الأمزجة، فيقل اجتماعه عنده، فيندر طلبه لإخراجه، وإنما تتكلم عن المزاج الصحيح، فأقول: قد بينت أنه إذا وقع به احتباسه، أوجب أمراضًا، وجدد أفكارًا رديئةً، وجلب العشق والوسوسة … إلى غير ذلك من الآفات.
127- وقد نجد صحيح المزاج يخرج ذلك إذا اجتمع، وهو بعد متقلقل، فكأنه الآكل الذي لا يشبع! فبحثت عن ذلك، فرأيته وقوع الخلل في المنكوح: إما لدمامته: وقبح منظره، أو لآفة فيه، أو؛ لأنه غير مطلوب للنفس، فحينئذ يخرج منه، ويبقى بعضه.
فإذا أردت معرفة ما يدلك على ذلك، فقس مقدار خروج المني في المحل المشتهى، وفي المحل الذي هو دونه، كالوطء بين الفخذين، بالإضافة إلى الوطء في محل النكاح، وكوطء البكر بالإضافة إلى وطء الثيب، فعلم حينئذ أن تخير المنكوح يستقضي فضول المني، فيحصل للنفس كمال اللذة، لموضع كمال بروز الفضول.
128- ثم قد يؤثر هذا في الولد أيضًا، فإنه إذا كان -أي: الولد- من شابين قد حبسا أنفسهما عن النكاح [مدة] مديدة، كان الولد أقوى منه من غيرهما أو من المدمن على النكاح في الأغلب.
129- ولهذا كره نكاح الأقارب؛ لأنه مما يقبض النفس عن انبساطها، فيتخيل الإنسان أنه ينكح بعضه، ومدح نكاح الغرائب لهذا المعنى3.
130- ومن هذا الفن يحصل كثير من المقصود من دفع هذه الفضول المؤذية بمنكوحٍ مستجدٍّ، وإن كان مستقبح الصورة، ما لا يحصل به في العادة.
ومثال هذا: أن الطاعم إذا امتلأ خبزًا ولحمًا حيث لم يبق فيه فضل لتناول لقمة، [إذا] قدمت إليه الحلوى، فيتناول، فلو قدم أعجب منها، لتناول؛ لأن الجدة لها معنًى عجيب. وذلك أن النفس لا تميل إلى ما ألفت، وتطلب غير ما عرفت، ويتخايل لها في الجديد نوع مراد، فإذا لم تجد مرادها، صدفت1 إلى جديد آخر، فكأنها قد علمت وجود عرض تام بلا كدر، وهي تتخايله فيما تراه2.
131- وفي هذا المعنى دليل مدفون على البعث؛ لأن [في] خلق [مَنْ] همته متعلقة بلا متعلق نوع عبث، فافهم هذا! فإذا رأت النفس عيوب ما خالطت في الدنيا، عادت تطلب جديدًا، ولذلك قال الحكماء: العشق العمى عن عيوب المحبوب فمن تأمل عيوبه سلا.
132- ولذلك يستحب للمرأة أن لا تبعد عن زوجها بعدًا ينسيه إياها، ولا تقرب منه قربًا يملها معه، وكذلك يستحب ذلك له، لئلا يمله، أو تظهر لديه مكنونات عيوبها.
133- وينبغي له ألا يطلع منها على عورة، ويجتهد في ألا يشم منها إلا أطيب3 ريح، إلى غير ذلك من الخصال التي تستعملها النساء الحكيمات، فإنهن يعلمن ذلك بفطرهن، من غير احتياج إلى تعليم، فأما الجاهلات، فإنهن لا ينظرن في هذا، فيتعجل التفات الأزواج عنهن

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More