Maxaan sameeyaa si aan kor ugu soo qaado awoodayda raganimo
Su’aasha:
maxaan sameeyaa Si Aan kor Ugu Soo Qaado Awoodayda Raganimo.

Jawaabta:
Qofka marka hore waa inuu iska ilaaliyaa xumaanta iyo wixii xumaan kugu ridi karo siiba filimada xun xun iyo sawirada qaaqaawan, waxaas oo dhan raganimada ayay burburiyaan, dadka sinada galo mustaqbalka awood ma lahaanayaan, laakin qofka is ilaaliya markuu guursado xaaskiisa awood fiican ayuu u helaa.
Teeda kale cuntooyinka raganimada u roon ayuu cunaa, waxaad ka raadin kartaa Daruur, sida toonta basasha kaluunka, hilibka, saliid seytuunka, saliid macsarada, furuudka sida mooska qaraha, faahfaahin dheeraad haddaad rabto, cuntooyinkan ka raadi daruur waxaad ka helaysaa waxa ay taraan.
Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka
A person must first avoid evil and anything that can cause evil, especially bad movies and pornographic images. All of this destroys masculinity. People who commit adultery will not have power in the future, but a person who protects himself will gain good power when he marries his wife.
On the other hand, he eats foods that are good for masculinity. You can search for them in Daruur, such as garlic, onions, fish, meat, olive oil, grapeseed oil, fruits such as bananas and watermelon. If you want more information, search for these foods in Daruur and you will find what they are good for.
